Janaraal Odawaa oo shaaciyay tirada Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ay dileen

Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheesan ka fuliyay deegaano hoostaga magaalooyinka Jowhar iyo Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Ciidamada milatariga ayaana weeraro ku qaaday deegaano ay joogeen Al Shabaab oo hoostaga degmooyinka Raaga Ceelle iyo Jowhar, waxa ayna ciidamada howlgalka ku dileen dagaalyahano katirsan Al Shabaab sida uu sheegay taliyaha ciidanka … Continue reading Janaraal Odawaa oo shaaciyay tirada Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ay dileen